HomeWararGuddoomiyaha Degmada Afgooye oo soo saaray Wareegto uu Xilal ku magacaabay

Guddoomiyaha Degmada Afgooye oo soo saaray Wareegto uu Xilal ku magacaabay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada ilaalada degaanka degmadaasi iyo Taliye ku xigeen. Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna duqa magaalada Abukar Mohamed Omar Mudey Ayaa Wareegto uu Caawa soo Saarey ku Magacaabey Taliska Ciidamada ilaalada Deegaanka ee Degmada Afgooye. Waxaana Taliyaha Ciidamada ilaalada Deegaanka loo magacaabey  Aadan Hassan Oorow iyadoona taliye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada ilaalada degaanka degmadaasi iyo Taliye ku xigeen.

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna duqa magaalada Abukar Mohamed Omar Mudey Ayaa Wareegto uu Caawa soo Saarey ku Magacaabey Taliska Ciidamada ilaalada Deegaanka ee Degmada Afgooye.

- Advertisement -

Waxaana Taliyaha Ciidamada ilaalada Deegaanka loo magacaabey  Aadan Hassan Oorow iyadoona taliye ku xigeenkana loo magacaabey Cumar mohamed ibrahim (Balash).

Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Guddoomiyaha Degmada Afgooye

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts