HomeWararCiraaq oo gacanta ku dhigtay in horay Madaxiisa lacag loo dul dhigay

Ciraaq oo gacanta ku dhigtay in horay Madaxiisa lacag loo dul dhigay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq, Mustafa al- Kadhimi, ayaa sheegay in xoogaggaammaanka ay gacanta ku dhigeen Sami Jasim, oo ah xubin sare oo ka tirsan kooxda isku magacowday Dowladda Islaamka marna ahaa ku xigeenka hoggaamiyihii hore ee kooxda, Abu Bakr al- Baghdadi, oo ay labo snao kahor dileen ciidamada gaarka ah ee Mareykanka. Wuxuu ninkaasi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq, Mustafa al- Kadhimi, ayaa sheegay in xoogaggaammaanka ay gacanta ku dhigeen Sami Jasim, oo ah xubin sare oo ka tirsan kooxda isku magacowday Dowladda Islaamka marna ahaa ku xigeenka hoggaamiyihii hore ee kooxda, Abu Bakr al- Baghdadi, oo ay labo snao kahor dileen ciidamada gaarka ah ee Mareykanka.

Wuxuu ninkaasi ku tilmaamay inuu yahay madaxa maaliyadda ee IS, wuxuuna sheegay in lagu soo qabtay howlgal adag oo laga fuliyay bannaanka Ciraaq.

- Advertisement -

Mareykanka ayaa sanadkii 2015-kii madaxa Jaism dul dhigay shan milyan oo doollar. Inkastoo IS laga saaray dalkaas sanadkii 2017-kii haddana waxay sii wadday inay weerarro joogto ah ku qaaddo Ciraaq.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts