HomeCaalamkaDowladda Mareykanka oo dalbatay in dib loogu laabto wada-hadaladii Niyuklerka

Dowladda Mareykanka oo dalbatay in dib loogu laabto wada-hadaladii Niyuklerka

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Ned Price ayaa warbaahinta u sheegay Khamiistii in Washington ay diyaar u tahay inay sii waddo wada-hadallada isla marka Tehran ay oggolaato inay dib uga qayb-gasho wadaxaajoodkaasi. Afhayeenka ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ay ku xiran tahay Iiraaniyiinta,isla markaana ay weli u furan yahay. waddada diblomaasiyadda. Waxaan si cad […]

- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Ned Price ayaa warbaahinta u sheegay Khamiistii in Washington ay diyaar u tahay inay sii waddo wada-hadallada isla marka Tehran ay oggolaato inay dib uga qayb-gasho wadaxaajoodkaasi.

Afhayeenka ayaa sheegay in dib u bilaabista wadahadalada ay ku xiran tahay Iiraaniyiinta,isla markaana ay weli u furan yahay. waddada diblomaasiyadda.

- Advertisement -

Waxaan si cad u sheegnay inaan diyaar u nahay, oo aan awoodno inaan ku laabanno Vienna sida ugu dhaqsiyaha badan marka aan helno dal aaan la xaajoonno,” ayuu yiri Price.

Wadahadalada ayaa galay hakad tan iyo bishii June, waxyar kadib markii la doortay madaxweynaha muxaafidka Iran Ebrahim Raisi.

2015-kii ayeey aheyd markii Iiraan ay ogolaatay in ay joojineyso hubka niyukleka,haddii laga qaadayo cunaqabateynta caalamiga ah ee saran.

- Advertisement -

 

Latest stories