HomeWararHannaanka ay ku shaqeeyan barnaamijyada Shirkadda Facebook oo hawada ka maqan

Hannaanka ay ku shaqeeyan barnaamijyada Shirkadda Facebook oo hawada ka maqan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo keentay inay saameyso dad aad u fara badan oo dunida ku kala nool. Waxaa hoos u dhacay dhamaan barnaamiyada Shirkadda Facebook ay leedahay, sida Whatsapp, Facebook iyo Instagram. Shirkadda Facebook ayaa sheegtay inay ka shaqeynayaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aaladaha Facebook, Instagram, WhatsApp iyo Messenger ayaa mar qura hawada ka baxay kadib markii ay ku timid cilad, taasi oo keentay inay saameyso dad aad u fara badan oo dunida ku kala nool.

Waxaa hoos u dhacay dhamaan barnaamiyada Shirkadda Facebook ay leedahay, sida Whatsapp, Facebook iyo Instagram.

- Advertisement -

Shirkadda Facebook ayaa sheegtay inay ka shaqeynayaan sidii dib ay hawada ugu soo celin lahayeen.

“Waxaan ka warqabnaa in dadka qaar ay dhib badan ku qabaan helidda ama gelidda baraheenna” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Madaxda shirkadda Facebook, kaasi oo lagu daabacay barta Twitter-ka.

Qoraalka ayaa sidoo kale lagu yiri “Waxaan ka shaqeyneynaa inay wax waliba sidii caadiga ahaa ku soo laabtaan sida ugu dhaqsiyaha badan, uguna macquulsan, waxaana idinka raali gelineynaa caqabadda ku timid dhanka isticmaalka”.

- Advertisement -

Sidoo kale Whats Up ayaa dhankeeda baahisay qoraal u qornaa sida tan ‘’Waxaan la soconnaa in dadka qaar ay dhibaato kala kulmayaan barnaamijyada WhatsApp xilligan. Waxaan ka shaqeyneynaa inaan wax walba caadi ku soo celinno sida ugu dhaqsaha badan.Waad ku mahadsan tihiin dulqaadkiina’’

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts