HomeCaalamkaAbiy Ahmed oo loo dhaariyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Abiy Ahmed oo loo dhaariyey Ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Abiy Ahmed, ayaa mar kale loo dhaariyey ra’iisal wasaaraha Itoobiya shanta sano ee soo socota, doorasho in mudda ah soo jiitantey natiijadeedana dhawaan lasoo saarey. Ra’iisal wasaaraha, ayaa dhaarintiisa kadib, lagu wadaa inuu soo dhiso gole wasiiro oo cusub, ka gadaal markii ay dhacdey doorasho la isku khilaafey bishii June ee ina dhaaftey. Xisbiga Barwaaqo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abiy Ahmed, ayaa mar kale loo dhaariyey ra’iisal wasaaraha Itoobiya shanta sano ee soo socota, doorasho in mudda ah soo jiitantey natiijadeedana dhawaan lasoo saarey.

Ra’iisal wasaaraha, ayaa dhaarintiisa kadib, lagu wadaa inuu soo dhiso gole wasiiro oo cusub, ka gadaal markii ay dhacdey doorasho la isku khilaafey bishii June ee ina dhaaftey.

- Advertisement -

Xisbiga Barwaaqo ee Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed, ayaa ku guuleystay aqlabiyadda doorashada baarlamaanka, taasoo u gogol xaartey in dib loo doorto.Xubnaha uu ka koobnaan doono Golaha Wasiirada, ayaa la rajeynayaa iney ka turjumi doonto, halka ay dowladda cusub ka istaagi doonto dagaalka ka socda gobolka Tigreega. Xubnaha qaar ee mucaaradka, ayaa la filayaa iney qeyb ka noqdaan xilalka Golaha Wasiirada ee cusub.

Baarlamaanka ayaa furmey, iyadoo maantaba ay sameeyeen dhaarinta Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka, Ra’iisal Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Aqalka Saraba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts