HomeCaalamkaWaqtiga la careema saarayo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo la shaaciyay

Waqtiga la careema saarayo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa lagu wadaa in la caleema saaro isniinta, si uu u soo dhiso dowlad cusub, ka gadaal markii ay dhacdey doorasho aad la isugu khilaafey, taasoo dhacdey bishii June, iyadoo uu xisbigiisa Barwaaqo kasoo hoyey guul baaxad leh. Guusha xisbiga Ra’iisal Wasaaraha, ayaa waxaa qariyey dagaalka lagu hoobtey ee ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa lagu wadaa in la caleema saaro isniinta, si uu u soo dhiso dowlad cusub, ka gadaal markii ay dhacdey doorasho aad la isugu khilaafey, taasoo dhacdey bishii June, iyadoo uu xisbigiisa Barwaaqo kasoo hoyey guul baaxad leh.

Guusha xisbiga Ra’iisal Wasaaraha, ayaa waxaa qariyey dagaalka lagu hoobtey ee ka socda gobolka Tigreega, taasoo ugga dhigan Abiy inuu awoodda sii heyn doono shanta sano ee soo socota.

- Advertisement -

Abiy ayaa la wareegay talada dalka labaad ee Africa uggu dadka badan sanadkii 2018-kii, ka gadaal sanado ay socdeen dibad baxyo lagaga soo horjeedo dowladda.

Markaas dadka yaqaana aad bay u yaraayeen, isagoo durbadiiba ku guuleystay hanashada qalbiyada dad gaaraya malaayiin, si uu u sameeyo tallaabooyin uu wax ku badalayo.

Soo if bixiddii isku dhaca dhanka qawmiyadaha, ayaa durbadiiba waxey noqotey caqabad isku horgudubta horumaradii uu sameynayey, ha yeeshee caqabaddii uggu weyneyd ayaa timid sanad kadib, markii uu dagaal ka qarxey gobolka waqooyiga ee Tigreega.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts