HomeWararWararkii ugu dambeeyay Sarkaal lagu dilay duleedka Magaalada Garoowe

Wararkii ugu dambeeyay Sarkaal lagu dilay duleedka Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Hay’adda Amniga PMPF ee Puntland oo xalay lagu dilay duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in dilka loo geystay Sarkaalka uu ka dhacay degaan lagu magacaabo Laanta Hawada oo dhinaca bari ka xiga Magaalada Jowhar, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Hay’adda Amniga PMPF ee Puntland oo xalay lagu dilay duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in dilka loo geystay Sarkaalka uu ka dhacay degaan lagu magacaabo Laanta Hawada oo dhinaca bari ka xiga Magaalada Jowhar, wuxuuna Sarkaalka u geeriyooday rasaas uga dhacday qeybaha sare ee jirka.

- Advertisement -

Saraalka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Bootaan Maxamed Bootaan, waxaana la xaqiijiyay in dilkiisa uu yimid, kadib markii muran kooban oo aan faah faahin ka bixin uu dhex maray marxuumka iyo Nin hubeysan oo dilkaas u geystay.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in Ninkii hubeysnaa ee falka geystay uu si dhaqsi ah goobta uu dilka ka dhacay oo aheyd Laanta Hawada uga baxsaday, mana jiro weli wax ah oo kasoo baxay Saraakiisha Booliska Nugaal oo ku aadan dilka dhacay.

Dilka loo geystay Marxuum Bootaan Maxamed Bootaan ayaa kusoo aaday, iyada oo maalin kahor ciidanka Ilaalada Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ay dileen Haweeney saarneyd Gaari rakaab ah oo soo dhex galay kolonyo galbineysay Saciid Deni.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts