HomeCaalamkaMadaxweyne Maxamuud Cabaas oo farriin hanjabaad ah u diray Israa’iil

Madaxweyne Maxamuud Cabaas oo farriin hanjabaad ah u diray Israa’iil

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa’iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan, isagoo dhinaca kale ku hanjabay in ay ka laaban doonaan aqoonsiga Israa’iil. Hadaladaan ayaa ka dambeeyay khudbad uu ujeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay maalinimadii shalay, wuxuuna intaa ku daray in Israa’iil ay haysato hal sano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa’iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan, isagoo dhinaca kale ku hanjabay in ay ka laaban doonaan aqoonsiga Israa’iil.

Hadaladaan ayaa ka dambeeyay khudbad uu ujeediyay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay maalinimadii shalay, wuxuuna intaa ku daray in Israa’iil ay haysato hal sano oo ay  kaga baxdo dhulka Falastiin ee ay qabsatay 1967,taas oo ay ku jirto Bariga Qudus.

- Advertisement -

Hogaamiyaha Falastiin ayaa sidoo kale ugu baaqay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres “inuu qabto shir nabadeed oo caalami ah ,wuxuuna dhiniciisa muujiyay in uu diyaar u ahay in Israa’iil uu kala shaqeeyo arrimaha bixitaanka.

Madaxweyne Cabaas waxa uu caddeeyay in uu ka horjeedo khariidadaha gobolka ee muujinrysa isballaarinta  Israa’iil,iyadoo dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay ay qabsadeen deegaanno badan oo ay leeyihiin Falastiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts