HomeCaalamkaFoolkaano ka Qarxay Jaziirad ku taal Spain oo khasaare sababay

Foolkaano ka Qarxay Jaziirad ku taal Spain oo khasaare sababay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Qaar ka mid ah Shirkadaha diyaaradaha ayaa baajiyey ilaa 30 duulimaad Jimcihii kuwaas oo ay ku tegi jireen jasiiradaha Spain ee La Palma iyo La Gomera sababo la xiriira daruuro dambas ah oo ka dhashay foolkaano qarxay. Shirkadaha Iberia, Binter, Canaryfly iyo Vueling ayaa ka mid ah shirkadaha duulimaadyada ee joojiyay duulimaadyada inkasta oo garoomada […]

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Shirkadaha diyaaradaha ayaa baajiyey ilaa 30 duulimaad Jimcihii kuwaas oo ay ku tegi jireen jasiiradaha Spain ee La Palma iyo La Gomera sababo la xiriira daruuro dambas ah oo ka dhashay foolkaano qarxay.

Shirkadaha Iberia, Binter, Canaryfly iyo Vueling ayaa ka mid ah shirkadaha duulimaadyada ee joojiyay duulimaadyada inkasta oo garoomada diyaaradaha lagu dhawaaqay inay shaqeynayaan,sida ay warisay wakaaladda wararka ee  Efe.

- Advertisement -

Fulkaanaha  qarxay  ayaa la shegayaa inuu burburiyay ku dhawaad ​​400 oo guri iyo 200 hektar (494 acres) oo dhul ah.

Latest stories