HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo Weerar lagu dilay iyo faah faahin kasoo baxeysa

Muwaadin Soomaaliyeed oo Weerar lagu dilay iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dhallinyarada ugu caansan Magaalada Cape Town ee dalkaas. Muwaadinka oo lagu magacaabi jiray Axmed Jaqafeey ayaa waxaa lagu toogtay halka loo yaqaano Hermanus oo 121,7 KM u jirta Magaalada Cape Town, xili uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay habeenkii xalay aheyd gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dhallinyarada ugu caansan Magaalada Cape Town ee dalkaas.

Muwaadinka oo lagu magacaabi jiray Axmed Jaqafeey ayaa waxaa lagu toogtay halka loo yaqaano Hermanus oo 121,7 KM u jirta Magaalada Cape Town, xili uu kasoo baxay xaafadiisa oo uu watay gaarigiisa, isagoona marayay wadada Hermanus.

- Advertisement -

Muwaadiniin Soomaali ah oo goobta uu falku ka dhacay ka Agdhawaa ayaa tilmaamay in Axmed Jaqafeey ay dileen rag madow ah oo watay gaari, iyagoona rasaas ku furay Marxuumka, wuxuuna weerarka ka dhacay wadada Xaafadda bartankeeda.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Koonfur Afrika ayaa durbo tagay halka uu dilka ka dhacay, iyagoona sheegay inay wadaan baaritaano ay ku baadi goobayaan raggii ka dambeeyay falkaas oo durbadiiba goobta isaga baxsaday.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu yahay dal dilal iyo boob loogu geysto Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee halkaas ku leh goobaha Ganacsi, mana jirto cid iska xirtay sidii wax looga qaban lahaa dilalka loo geysanayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaas kunool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts