HomeWararGolaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Maanta Shir ku yeeshay Baydhabo

Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo Maanta Shir ku yeeshay Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey Shirka khamiislaha ee Gollaha Wasiirada Maamulka oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Shirka ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga deegaanada Maamulka, xakamaynta Cudurka halista ah ee COVID-19 iyo dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo shacabka. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey Shirka khamiislaha ee Gollaha Wasiirada Maamulka oo ka qabsoomay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Shirka ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin amniga deegaanada Maamulka, xakamaynta Cudurka halista ah ee COVID-19 iyo dardargelinta Qorshiyaasha loogu adeegayo shacabka.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday Shirka Golaha Wasiirada Maamulka ayaa Warbixino kala duwan oo la xiriira shaqooyinka Wasaaraddaha la siiyay Madaxweyne Lafta-gareen, isagoona ku boggaadiyay Wasiirada sida ay wadaan shaqooyinka.

Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo khamiis walba lagu qabto Magaalada Baydhabo ayaa waxaa diirada lagu saaraa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay degaannada Koonfur Galbees iyo dardar gelinta howlaha Amniga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts