HomeWararSoomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dib u-habeynta Maaliyadda

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay dib u-habeynta Maaliyadda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann. Kulanka Wasiirka Maaliyadda iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa diirada lagu saaray arrimaha horumarinta Maaliyadda dalka iyo guulaha laga gaaray dib-u-habeynta Maaliyadda iyo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya iyo caqabadaha jira wali. “Maanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann.

Kulanka Wasiirka Maaliyadda iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa diirada lagu saaray arrimaha horumarinta Maaliyadda dalka iyo guulaha laga gaaray dib-u-habeynta Maaliyadda iyo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya iyo caqabadaha jira wali.

- Advertisement -

“Maanta waxa aan kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Amb. Tiina Intelmann, oo aan ka wada hadalnay arrimaha horumarinta Maaliyadda dalka oo ay Dowladda Soomaaliya dadaal dheer ku bixisay sanadihii la soo dhaafay. ” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Beyle.

Waxaa sidoo kale kulan looga hadlay xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda Maaliyadda iyo xaafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ee  dhanka horumarinta dhaqaalaha iyo taageerada Farsamada ee uu Midowga Yurub siiyo dowladda Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts