HomeWararHanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo taageero ka dalbaday Midowga Yurub

Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo taageero ka dalbaday Midowga Yurub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hanti-dhowrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali ayaa maalintii shalay aheyd Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kulan kula qaatay Wakiillo ka socday Midowga Yurub. Kulanka dhexmaray Hanti-dhowraha Qaranka Maxamed Maxamuud iyo Wakiilada ka socday Midowga Yurub ayaa inta uu socday waxaa looga wada hadlay dadaallada socda ee ku aaddan dib-u-habaynta maamulka maaraynta Maaliyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hanti-dhowrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali ayaa maalintii shalay aheyd Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho kulan kula qaatay Wakiillo ka socday Midowga Yurub.

Kulanka dhexmaray Hanti-dhowraha Qaranka Maxamed Maxamuud iyo Wakiilada ka socday Midowga Yurub ayaa inta uu socday waxaa looga wada hadlay dadaallada socda ee ku aaddan dib-u-habaynta maamulka maaraynta Maaliyadda iyo dowlad Wanaagga dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale labada dhinac ayaa isla soo hadal qaaday sidii loo dardar-gelin lahaa taageerada farsamo ee Midowga Yurub uu siiyo Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka.

Hanti-dhowrka Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali ayaa Midowga Yurub uga mahadceliyay taagerada ay mar kasta la garab taagan yihiin Xafiiska Hanti-dhowrka Qaranka iyo dib-u-habaynta maamulka maaraynta Maaliyadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts