HomeCaalamkaMadaxweyne Joe Biden oo 300,000 Muhaajiriin ka dhaafay Tarxiilka                             

Madaxweyne Joe Biden oo 300,000 Muhaajiriin ka dhaafay Tarxiilka                             

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qoraal uu Madaxweyne Joe Biden soo saaray ayaa lagu shaaciyey in Muhaajiriintaasi loo kordhiyey Fasaxa Shaqo iyo Badbaadinta ee Ka-hortaga Masaafurinta ama Tarxiilka (The extension of the work permit and protection against deportation). Go’aankaasi ayaa waxa uu khuseeya 300,000 oo Muhaajiriin si sharci-daro ugu nool Maraykanka,  kuwaasi oo ka soo kala jeeda 6 Waddan oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal uu Madaxweyne Joe Biden soo saaray ayaa lagu shaaciyey in Muhaajiriintaasi loo kordhiyey Fasaxa Shaqo iyo Badbaadinta ee Ka-hortaga Masaafurinta ama Tarxiilka (The extension of the work permit and protection against deportation).

Go’aankaasi ayaa waxa uu khuseeya 300,000 oo Muhaajiriin si sharci-daro ugu nool Maraykanka,  kuwaasi oo ka soo kala jeeda 6 Waddan oo kala ah: Sudan, El Salvador, Haiti, Honduras, Nepal iyo Nicaragua.

- Advertisement -

Maamulka Biden waxa uu shaaciyey in Muhaajiriintaasi loo oggolaaday inay ka shaqeystaan, kuna noolaadaan Maraykanka tan iyo bisha December 31-da ee sanadka soo socda ee 2022-ka.

Dhinaca kale,  Waaxda Ammaanka Gudaha ee Maraykanka  (The U.S. Department of Homeland Security) ayaa waxaa ay soo saartay Qoraalka muddo kordhinta ee Muhaajiriinta loo fidiyey Badbaadinta KMG (The Temporary Protected Status), isla markaana mar hor la diiwaan geliyey Muhaajiriinta ka soo jeeda dalalka Sudan, El Salvador, Haiti, Honduras, Nepal iyo Nicaragua.

Tan iyo markii uu Madaxweyne Joe Biden la wareegay Talada dalkaasi bishii Janaayo ee sanadkan waxa uu Cafis Joogitaanka KMG u fidiyey 500,000 oo Muhaajiriin aan Sharci lahayn, kuwaasi oo ka soo kala jeeda dalalka Somalia,  Syria,  Yemen iyo Myanmar.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts