HomeWararFarmaajo iyo Rooble oo kulan Goordhow uga furmay Xarunta Madaxtooyada

Farmaajo iyo Rooble oo kulan Goordhow uga furmay Xarunta Madaxtooyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan waxaa uu goordhow uga bilowday Xarunta Madaxtooyada dalka. Kulankaan oo ay goobjoog ka yihiin Madaxweyneyaasha maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa ah mid fool ka fool la isaga horneey Farmaajo iyo Rooble oo uu ka dhexeeyo khilaaf […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan waxaa uu goordhow uga bilowday Xarunta Madaxtooyada dalka.

Kulankaan oo ay goobjoog ka yihiin Madaxweyneyaasha maamulada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa ah mid fool ka fool la isaga horneey Farmaajo iyo Rooble oo uu ka dhexeeyo khilaaf xoogan oo Cirka isku shareeray, waxaana socota dood adeg.

- Advertisement -

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in kulanka looga hadlayo sidii xiisada labada dhinac loo dejin lahaa, isla markaana wadahadal la furo, xal looga gaaro khilaafka jira oo salka ku haaya kiiska Ikraan Tahliil iyo xilka qaadisyo la sameeyay.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa weli ku taagan mowqifkiisa, kuna adkeysanayo go’aamadiisa hore ee ahaa in Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA uu yahay Bashiir Goobe.

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa saacadihii lasoo dhaafay dadaalo xal raadin ka dhex waday Farmaajo iyo Rooble, iyagoona ka dalbaday in xal la gaaro, si meesha looga saaro is jiid-jiidka siyaasadeed.

- Advertisement -

Khilaafka Farmaajo iyo Rooble u dhaxeeya ayaa sababay shaqo ka joojintii lagu sameeyay Taliyihii NISA Fahad Yaasiin, waxaana Madaxweynaha uu qaaday talaabooyin uga sii daray khilaafka taagan, taa oo dalka gelisay xaalad siyaasadeed oo cakiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts