HomeWararWasaaradda Caafimaadka oo shaacisay dad hor leh oo u geeriyooday Covid19

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay dad hor leh oo u geeriyooday Covid19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Caabuqa Covid19, waxaana soo kordhay kiisas hor leh. Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in  72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 3,521 oo qof. 326 qof oo ka mid ah dadkii laga baaray caabuqa ayaa laga helay sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Caabuqa Covid19, waxaana soo kordhay kiisas hor leh.

Wasaaraddu waxaa ay sheegtay in  72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 3,521 oo qof.

- Advertisement -

326 qof oo ka mid ah dadkii laga baaray caabuqa ayaa laga helay sida wasaaraddu shaacisay, waxaana laga diiwaan galiyay degaanada Dowladad Goboleedyada dalka iyo Caasimadda Muqdisho.

 

o Somaliland: 133

- Advertisement -

o Banadir: 86

o Puntland: 38

o Jubbaland: 29

o Galmudug: 26

o Konfurgalbeed: 14

o Lab: 159

o Dhedig: 167

o Bogsashada: 128

o Dhimasho: 21 (Banadir: 12, Somaliland:7, Jubbaland:2)

Tirada Guud ee Laga Helay: 18,273

Bogsashada Guud: 8,926

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts