HomeWararWasiir ku-xigeen uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo is Casilay

Wasiir ku-xigeen uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo is Casilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirkii ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Amb Baashe Cawil ayaa ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay Wasaaraddaas ee uu u magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Xubno ku dhow Amb Baashe Cawil, Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa sheegay in Baashe uu Warqadiisa is Casilaada u gudbiyay Madaxweyne Muuse Biixi. Baashe Cawil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirkii ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Amb Baashe Cawil ayaa ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii uu ka haayay Wasaaraddaas ee uu u magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Xubno ku dhow Amb Baashe Cawil, Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa sheegay in Baashe uu Warqadiisa is Casilaada u gudbiyay Madaxweyne Muuse Biixi.

- Advertisement -

Baashe Cawil ayaa waxaa la tilmaamay inuu saluugay xilka oo khamiistii lasoo dhaafay uu u magacaabay Madaxweynaha Somaliland, isla markaana la xusay inuu Go’aan ku gaaray inuu is Casilo

Madaxweyne Biixi ayaa maalmo kahor isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid Golihiisa Wasiirada, waxaana Amb Baashe Cawil uu kamid ahaa xubnaha uu magacaabay Madaxweynaha.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts