HomeWararWafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ka socda Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo gaaray Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiye Mataan iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jowhar kulan kula qaatay guddiga maamulka doorashooyinka Hirshabeelle, waxaana sidoo kale, kulanka goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee madaxtooyada Hirshabeelle. Xoghayaha guddiga doorashooyinka Hirshabeelle Maxamed Xuseen Xeyte […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Guddoomiye Mataan iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jowhar kulan kula qaatay guddiga maamulka doorashooyinka Hirshabeelle, waxaana sidoo kale, kulanka goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee madaxtooyada Hirshabeelle.

- Advertisement -

Xoghayaha guddiga doorashooyinka Hirshabeelle Maxamed Xuseen Xeyte ayaa soo dhoweyn ka dib, wuxuu warbaahinta u sheegay in Maalmaha soo socda la qabna doono doorashada xubnaha Aqalka sare ku matali doona Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Ujeedka Guddigan gaaray Magaalada Jowhar ayaa ah dardar-gelinta Arrimaha doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka dhaceysa magaalada Jowhar.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo saaro Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare, waxaana warar la helayo ay sheegayaan in doorashada ay noqon dooto mid kuraasteeda furan yihiin oo Senator loo xirin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts