HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Jowhar

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeellea Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle. Garoonka diyaaradaha Jowhar ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka iyo wafdiga la socday kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Faal, Xildhibaano, Wasiiro, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada. Yuusuf Daba-gaeed ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeellea Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Garoonka diyaaradaha Jowhar ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka iyo wafdiga la socday kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Faal, Xildhibaano, Wasiiro, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

- Advertisement -

Yuusuf Daba-gaeed ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe kula biiri doono latashiyada uu kusoo saarayo Liiska Musharaxiinta kuraas Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto Maamulkaas.

Labadaan Mas’uul ayaa kulan gaar ah ka yeelan doona Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda Madaxweyne Cali Guudlaawe uu ku dhawaaqo Liiska Senatorada oo siweyn isha loogu haayo.

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ku sugan Musharaxiin badan oo doonaya inay kamid noqdaan Senarorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka, siyaasiyiin iyo xubno kale, iyadoona maalmaha soo socda halkaas ay ka dhici doono doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts