HomeCaalamkaDaalibaan oo war kasoo saartay duqeyntii Mareykanku ka fuliyay Kabul

Daalibaan oo war kasoo saartay duqeyntii Mareykanku ka fuliyay Kabul

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u fuliyeen weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul. Wareysi uu siiyay telefishinka Shiinaha, afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in Mareykanka ay ahayd in ay soo sheegaan wax kasta oo khatar ku ah ururka. […]

- Advertisement -

Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u fuliyeen weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul.

Wareysi uu siiyay telefishinka Shiinaha, afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in Mareykanka ay ahayd in ay soo sheegaan wax kasta oo khatar ku ah ururka.

- Advertisement -

Ehelada dhibanayaasha ayaa BBC -da u sheegay in la dilay 10 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan lix carruur ah.

Milatariga Mareykanka ayaa hadda wada baaritaan ku saabsan duqeynta diyaaradda.

Latest stories