HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo Hay’adda UNHCR kala hadlay Arrimo muhiim

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Hay’adda UNHCR kala hadlay Arrimo muhiim

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse. Madaxweynaha iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada dadka qoxootiga ah ee dib ugu soo laabanaya deeganada Jubbaland iyo sidii loo garab istaagi lahaa isla markana loogu diyaarin lahaa waxyaabaha aas […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula la qaatay Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse.

Madaxweynaha iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada dadka qoxootiga ah ee dib ugu soo laabanaya deeganada Jubbaland iyo sidii loo garab istaagi lahaa isla markana loogu diyaarin lahaa waxyaabaha aas aasiga ah ee ay u baahan yihiin.

- Advertisement -

Wakiilka Hay’ada UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisse ayaa Madaxweynaha u sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii ay u garab istaagi lahaayeen dadka qoxootiga ah ee dib ugu soo laabanaya Jubbaland, loona caawin lahaa.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Hay’ada UNHCR uga mahadceliyay garab istaaga ay mar kasta la joogaa dowladda Soomaaliya gaar ahaan maamulkiisa.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo weli ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa wada kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo Wakiilada Beesha Caalamka iyo kuwa Hay’addaha Qaramada Madoobay.

Latest stories