HomeWararHowlgalka Midowga Africa oo qaadayaan tallaabo ku aaddan dadkii Rayidka ahaa ee...

Howlgalka Midowga Africa oo qaadayaan tallaabo ku aaddan dadkii Rayidka ahaa ee lagu laayay Golweyn

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo dhacday deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dadka shacabka ah ee toogashadooda lagu eedeeyay AMISOM ayaa u badnaa beeraley, sida ay warbaahinta shegeen dad goobjoog u ahaa dhacdadan. AMISOM ayaa sheegtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo dhacday deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Dadka shacabka ah ee toogashadooda lagu eedeeyay AMISOM ayaa u badnaa beeraley, sida ay warbaahinta shegeen dad goobjoog u ahaa dhacdadan.

- Advertisement -

AMISOM ayaa sheegtay in deegaanka Golweyn ay dagaal kula galeen maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday koloyo gaadiidkooda ah.

Natiijada ka soo baxda baaritaankan ayay AMISOM sheegtay inay u soo bandhig doonto.

Warka kasoo baxay Amisom ayaa imanaya ayada oo dad ehel la ah dadka la dilay ay shalay dibadbax ka hor-dhigeen isbitaalka Medina ee Muqdisho oo la keenay meydadka qaar.

- Advertisement -

Shacabkan oo aad u careysnaa ayaa sheegay inaan meydadka la aasi doono, illaa dadka la dilay ay cadaalad ka helaan.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaan weli si rasmi ah uga hadal arrintan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts