HomeWararRW Rooble oo hay'adaha amniga kala hadlay ammaanka doorashooyinka dalka

RW Rooble oo hay’adaha amniga kala hadlay ammaanka doorashooyinka dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga dalka, waxaana uu hay adaha ammaanka faray la adkeeyo ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan ka Caasimadda Muqdisho. Ra’iisul Wasaare  Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidoo kale Saraakiisha laamaha amniga faray in la dar dar galiyo sugidda ammaanka, waxaamna si gaar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble ayaa kulan la qaatay laamaha amniga dalka, waxaana uu hay adaha ammaanka faray la adkeeyo ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan ka Caasimadda Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare  Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidoo kale Saraakiisha laamaha amniga faray in la dar dar galiyo sugidda ammaanka, waxaamna si gaar ah uu ugaladardaarmay aminiga guud ee doorashoooyinka dalka,kuwaasi oo Maamulada qaar si rasmi ah uga billawday.

- Advertisement -

Waxaana uu si gaar ah ula dardaarmay Saraakiisha ammaanka, waxaana uu ku boorriyay in ay si gaar ah iyo mas’uuliyad weyn iska saaraan ammaanka dalka, xili dalku galay doorasho, taasi oo loo baahan yahay in ammaanka la adkeeyo.

RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay ulawareegay ammaanka iyo guud ahaan hannaanka doorashoyinka dalka, waxaana dhawaanahaan soo baxay khilaaf xooggan oo u dhexeeya Xukuumadda iyo Madaxweyne Farmaajo,iyadoo maanta lagu wado in RW Rooble u ka dego Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts