HomeWararGuddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo Codsi u diray Madaxweyne lafta-gareen

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo Codsi u diray Madaxweyne lafta-gareen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay Shaxda Doorashada Golaha Aqalka Sare oo dhawaan ka bilaabanaysa magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha Guddigaasi Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed oo Radio Muqdisho uga Waramay sida ay wax u socdaan ayaa sheegay inay diyaariyeen goobihii lagu qaban lahaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee dalka. Yuusuf Cabdulqaadir ayaa xusay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay Shaxda Doorashada Golaha Aqalka Sare oo dhawaan ka bilaabanaysa magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha Guddigaasi Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed oo Radio Muqdisho uga Waramay sida ay wax u socdaan ayaa sheegay inay diyaariyeen goobihii lagu qaban lahaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee dalka.

- Advertisement -

Yuusuf Cabdulqaadir ayaa xusay in Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay u gudbiyeen Codsi ah sidii uu ugu soo gudbin lahaa magacyada liiska musharaxiinta Golaha Aqalka Sare.

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada hee dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa tilmaamay inay rajo wanaagsan ka qabaan in doorashada ay ku dhacdo si nabdoon

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts