HomeCaalamkaDad shacab ah oo ku geeriyooday dab qabsaday dhul Kaymo ah

Dad shacab ah oo ku geeriyooday dab qabsaday dhul Kaymo ah

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dab qabsaday dhulka Kaymaha ee Koonfurta dalkaasi ayaa waxa ku dhaawacmay in ka badan 180 qof. Wasiirka Kaymaha iyo Beeraha Turkiga, Bekir Pakdemirli ayaa Maanta shaaciyey dadka ay waxyeellada ka soo gaartay Ololka ka dhashay dabka qabsaday dhul-kaymeedka. Wasiirka oo la hadlay Suxufiyiinta waxa uu tilmaamay inay Xilligan diiwaan geliyey dhaawaca 183 qof, isagoo dhanka […]

- Advertisement -

Dab qabsaday dhulka Kaymaha ee Koonfurta dalkaasi ayaa waxa ku dhaawacmay in ka badan 180 qof.
Wasiirka Kaymaha iyo Beeraha Turkiga, Bekir Pakdemirli ayaa Maanta shaaciyey dadka ay waxyeellada ka soo gaartay Ololka ka dhashay dabka qabsaday dhul-kaymeedka.

Wasiirka oo la hadlay Suxufiyiinta waxa uu tilmaamay inay Xilligan diiwaan geliyey dhaawaca 183 qof, isagoo dhanka kale shaaciyey inay waqti qaadan doonto sidii loo xakamayn lahaa Masiibadaas Dabiiciga ah.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu xusay in dadka laga daad-gureeyeey Hotel ku yaalla Deegaanka Guverncinlik ee Degmadda Bodrum.
Warar horey u soo baxay waxay sheegeen inay ugu yaraan 3 qof ku geeriyootay dabka ka kacay Kaymaha ku yaalla Deegaanka Mavangat ee Gobalka Antalya.

Latest stories