HomeCaalamkaDiyaarad ku burburtay dalka Iraq iyo Duqeyn loo geystay Safaaradda Maraykanka

Diyaarad ku burburtay dalka Iraq iyo Duqeyn loo geystay Safaaradda Maraykanka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Diyaarad Helikoptar ah ayaa ku burburtay Gobalka Salaaxudiin ee W/Bari ee dalkaasi, iyadoo ay ku wada geeriyoodeen shantii shaqaalaha ee la socday. Diyaaradda ayaa waxaa la sheegay inayku dhacday meel ku dhow Degmadda TuzKhurmatu. Dhinaca kale, Labo Gantaal ayaa waxaa maanta lala beegsaday Dhismaha Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Baqdaad. Wakaalladda Wararka Iraq ee Shafaq […]

- Advertisement -

Diyaarad Helikoptar ah ayaa ku burburtay Gobalka Salaaxudiin ee W/Bari ee dalkaasi, iyadoo ay ku wada geeriyoodeen shantii shaqaalaha ee la socday.

Diyaaradda ayaa waxaa la sheegay inayku dhacday meel ku dhow Degmadda TuzKhurmatu.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Labo Gantaal ayaa waxaa maanta lala beegsaday Dhismaha Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Baqdaad.

Wakaalladda Wararka Iraq ee Shafaq News Agency waxay ka soo xigatay Ilo dhanka Ammaanka inay 2 Gantaal oo noocoodu yahay Katiyuusha ku dhaceen Dhismaha Safaaraddaasi oo ku taalla Deegaanka Cagaaran ee Baqdaad.

Nidaamka Difaaca Gantaalladda ee C-RAM ee Milliteriga Maraykaanka ayaa la sheegay inay ku guul-daraysteen inay ka hortagaan Gantaalladaasi oo uu burburkooda ku dhacay gudaha Deegaanka Cagaaran.

Latest stories