HomeWararCiiddamo ka kala socda dalal ay Somalia ku jirto oo ka qeyb...

Ciiddamo ka kala socda dalal ay Somalia ku jirto oo ka qeyb galayo Dhoolatus Milliteri

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dhoolatuskaasi oo shalay ka furmay Akadeemiyadda Baddaha ee Bandari Maritime Academy ee magaalladda Mombasa, waxaa la sheegay in la soo gebagebeyn doono bisha soo socoto ee August 6-da. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay inuu Taliyaha Taliska Ciiddanka Maraykanka ka joogo Qaaradda Afrika (US AFRICOM), Jeneral Stephen Townsend ayaa si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhoolatuskaasi oo shalay ka furmay Akadeemiyadda Baddaha ee Bandari Maritime Academy ee magaalladda Mombasa, waxaa la sheegay in la soo gebagebeyn doono bisha soo socoto ee August 6-da.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa lagu sheegay inuu Taliyaha Taliska Ciiddanka Maraykanka ka joogo Qaaradda Afrika (US AFRICOM), Jeneral Stephen Townsend ayaa si rasmi ahaan u furay Carbiskaasi oo ay ka qeyb geli doonaan Ciiddamo ka kala socda dalalka Maraykanka, UK, Hindiya, Somalia, Jabuuti, Tanzania, Madagaskar, Mozambique, Sishilis, Murushiyos, Komooros, Ruwanda iyo Joorjiya.

- Advertisement -

Sidoo kale, Ciiddanka Badda Europe ee EUFOR, Ururka Boliska Caalamiga ee INTERPOL, Xafiiska QM ee La-dagaalanka Darooga iyo Dembiyadda ee UNODC ayaa iyagana lagu casuumay Dhoolatuska ka dhacayo Xeebaha Bariga Afrika iyo Galbeedka Badweynta Hindiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts