HomeWararXiliga ay dhaceyso Doorashada Aqalka Sare ee Jubbaland oo la shaaciyay

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Aqalka Sare ee Jubbaland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo dooranayo Jubbaland. Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in maalinta berri ay bilaabaneyso Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare, ayna ku egtahay isla berri oo Arbaco ah. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo dooranayo Jubbaland.

Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in maalinta berri ay bilaabaneyso Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare, ayna ku egtahay isla berri oo Arbaco ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa shaaciyay in doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee Jubbaland ay dhaceyso 29-ka July oo ku beegan maalinta Khamiista, sida ku Cad Jadwalka lasoo saaray.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo gudbiyay liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xubnahan lasoo gudbiyay ayaa ah afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib ugu soo laabtay Tartanka Senator Fartaag, Ilyaas Gaboose, iyo Senator Iftin Xasan Baasto.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Jadwalka Doorashada ee lasoo saaray.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts