HomeCaalamkaJacob Zuma oo laga fasaxay Xabsiga, si uu uga qeyb galo Aaska...

Jacob Zuma oo laga fasaxay Xabsiga, si uu uga qeyb galo Aaska Walaalkiis

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa loo oggolaaday inuu ka qeyb galo Aaska walaalkiisa ka yar ee Misheel oo 77 jir ah, kaasi oo ku geeriyooday Degmadda Nakandala. Jacob Zuma oo 78 jir ayaa loo fasaxay Maanta inuu ka qeyb galo Aaska walaalkiisa oo u geeriyooday xanuun muddo dheer hayey. Bishan July […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa loo oggolaaday inuu ka qeyb galo Aaska walaalkiisa ka yar ee Misheel oo 77 jir ah, kaasi oo ku geeriyooday Degmadda Nakandala.

Jacob Zuma oo 78 jir ayaa loo fasaxay Maanta inuu ka qeyb galo Aaska walaalkiisa oo u geeriyooday xanuun muddo dheer hayey.

- Advertisement -

Bishan July 8-dii ayaa Jacob Zuma lagu xukumay Xabsi 15 bilood ah, kadib, markii lagu helay Falal Musuqa ah oo uu geystay 9-kii sano ee uu Madaxweynaha ka ahaa dalkaasi.

Dhinaca kale, Maxkamadda Degmadda Estcourt ee Bariga dalka Koonfur Afrika waxay bisha soo socota ee Agost 10-da ilaa 13-da dib u dhegeysan doontaa Dacwada loo haysto Jacob Zuma,.

Kooxda Qareenada difaacayso Zuuma waxay horey u codsadeen in Dhegeysiga Kiiskaasi dib loo dhigo ilaa 3 Isbuuc, si ay ugu diyaar garoobaan Difaaca Madaxweynaha xiran ee dalkaasi.

Latest stories