HomeCaalamkaDowladdaha Raashiya iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis cusub

Dowladdaha Raashiya iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis cusub

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladaha Raashiya iyo Ethiopia ayaa waxay kala saxiixdeen Heshiis la xiriira Iskaashiga Milliteriga, kadib, markii ay wada-xaajood socday 3 maalmood kaga arrinsadeen dhinacyada ay iska kaashan karaan. Heshiiskaasi waxa uu diirada saarayaa Casriyeynta iyo wax-ka-bedelka Awoodda Ciiddanka Ethiopia ee dhinacyada Aqoonta, Xirfadaha iyo Farsamadda Teknoolajiyadda casriga ee Dagaalka. Madasha 11-aad ee Iskaashiga Milliteri iyo Farsamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladaha Raashiya iyo Ethiopia ayaa waxay kala saxiixdeen Heshiis la xiriira Iskaashiga Milliteriga, kadib, markii ay wada-xaajood socday 3 maalmood kaga arrinsadeen dhinacyada ay iska kaashan karaan.

Heshiiskaasi waxa uu diirada saarayaa Casriyeynta iyo wax-ka-bedelka Awoodda Ciiddanka Ethiopia ee dhinacyada Aqoonta, Xirfadaha iyo Farsamadda Teknoolajiyadda casriga ee Dagaalka.

- Advertisement -

Madasha 11-aad ee Iskaashiga Milliteri iyo Farsamada ee labadaasi Waddan ayaana dib loogu eegay hawlihii ay Labada Guddi qabtee, iyagoo dejiyey tilmaamo ku aadan Iskaashiga Mustaqbalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts