HomeCaalamkaGargaarki bani'​aadanimo ee ugu horreeyey oo gaaray Magaalada Mekhelle

Gargaarki bani’​aadanimo ee ugu horreeyey oo gaaray Magaalada Mekhelle

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay gargaarki bani aadaminimo ee ugu horreeyey oo dhulka la mariyey inuu magaalada Maqale gaaray. WFP waxay sheegtay iyada oo ka duuleyso fasaxa ay dowladda Itoobiya ka heshay ee ah in gargaar bani aadanimo deegaankaasi la gaarsiiyo 40-kii gaari ee ugu horreeyey oo raashiin gargaar ah sida deegaankaasi inay […]

- Advertisement -

Hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay gargaarki bani aadaminimo ee ugu horreeyey oo dhulka la mariyey inuu magaalada Maqale gaaray.

WFP waxay sheegtay iyada oo ka duuleyso fasaxa ay dowladda Itoobiya ka heshay ee ah in gargaar bani aadanimo deegaankaasi la gaarsiiyo 40-kii gaari ee ugu horreeyey oo raashiin gargaar ah sida deegaankaasi inay maanta gaareen.

- Advertisement -

Waxay ihay’addu intaa ku dartay iney sii xoojineyso dadaallada ay dadka deegaanka Tigraay ku nool ee gargaarka u baahan ay ku gaarsiineyso raashiin gaaraya kun metric ton.

Latest stories