HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaaty Guddiga maamulaya Doorashooyinka Jubbaland. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Guddiga doorashooyinka kula dardarmay in ay howsha doorashada ee Xilldhibaanada Baarlamaanka Federaalka u maamulaan si hufan oo caddaalad iyo daahfurnaan leh. Guddiga maamulaya Doorashooyinka ka dhacaya Magaalooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa kulan la qaaty Guddiga maamulaya Doorashooyinka Jubbaland.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Guddiga doorashooyinka kula dardarmay in ay howsha doorashada ee Xilldhibaanada Baarlamaanka Federaalka u maamulaan si hufan oo caddaalad iyo daahfurnaan leh.

- Advertisement -

Guddiga maamulaya Doorashooyinka ka dhacaya Magaalooyinka Kismaayo iyo Garbahaarey ee Jubbaland ayaa shalay doortay Guddoomiyaha Guddiga iyo ku-xigeenkiisa, kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen.

Siyaad Maxamed Mursal ayaa ku guuleystay oo loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dowlad Goboleedka Jubbaland, halka ku-xigeenkiisa loo doortay Cabdiqaadir Maxamuud Dhaqane.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Kismaayo, isagoona halkaas ka wada kulamo kala duwan, kuna sii jeeda Garbahaarey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts