HomeWararFaah Faahin:-Dad ku dhintay Kaawo kusoo duntay duleedka Muqdisho

Faah Faahin:-Dad ku dhintay Kaawo kusoo duntay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kaawo laga bixiyo dhagaxa kuna taalla halka loo yaqaano sifaynta Batroolka ee duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira oo kusoo duntay dad ka shaqeynayay Kaawada. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Kaawada ay ku soo duntay dad dhowr ah oo xoogsato muruq-maal ahaa, xili ay qodayeen oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kaawo laga bixiyo dhagaxa kuna taalla halka loo yaqaano sifaynta Batroolka ee duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira oo kusoo duntay dad ka shaqeynayay Kaawada.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Kaawada ay ku soo duntay dad dhowr ah oo xoogsato muruq-maal ahaa, xili ay qodayeen oo ay ka socotay shaqo, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay 4 ruux oo kamid ah dadkii qodayay Kaawada ayaa ku geeriyooday goobta, halka dad kalena ay dhaawacyo soo gaareen, kuwaasi oo la geeyay Xarun Caafimaad, iyadoona dadka waxyeelada soo gaartay loo sameeyay gurmad.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii daraya in Kaawada ku soo duntay degaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho ay weli ku hoos jiraan dad kale, isla markaana uu socdo gurmad lagu soo bixinayo dadkaas oo xoogsato muruq-maal ahaa.

Kaawooyinka laga bixiyo Dhagaxa iyo Carrada dhismaha ayaa inta badan kusoo dunta xoogsatada muruq maalka ah ee ka shaqeysta Kaawooyinka, waxaana Kaawooyinka soo duma ka dhasha khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaara dadka ka shaqeyneysta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts