HomeCaalamkaImaaraadka oo dadkiisa ka mamnuucay inay u safraan dalal uu ku faafay...

Imaaraadka oo dadkiisa ka mamnuucay inay u safraan dalal uu ku faafay COVD-19

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Dowaladda Imaaraadka waxay Muwaadinintooda ka joojiyeen inay u safraan 14 Waddan oo horey dadkooda loo diiday inay Imaaraadka soo galaan.

Qoraal ka soo bajxay Dowladda Imaaraadka ayaa lagu xusay inay dadka Iimaaraadka u dhashay laga mamnuucay inay u safraan dalalka kala ah: India, Pakistan, South Africa, Bangladesh, Nepal, Sri Lanka, Vietnam, Namibia, Zambia, Kongada Dimuqraadiga, Uganda, Sierra Leone, Liberia iyo Nigeria.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Shirkadaha Diyaaraadaha Imaaraadka ee Etixaad waxay mamnuucday Dhoofayaasha ka soo baxayaan dalalkaasi oo uu ka dillaacay nooca cusub ee Delta ee Xanuunka Laayaanka ee COVID 19.

Latest stories