HomeWararAl-Shabaab oo la wareegay degaan ay banneeyeen Ciidanka Galmudug

Al-Shabaab oo la wareegay degaan ay banneeyeen Ciidanka Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay saaaka aroortii hore la wareegeen degaanno ka tirsdan Gobolkaasi. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Al-shabaab ay dagaal la’aan kula wareegeen tuulada Af-Cagaag oo qiyaastii 16km u jirta degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana la helayaa soo baxaya warar dheeraad ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab ay saaaka aroortii hore la wareegeen degaanno ka tirsdan Gobolkaasi.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Al-shabaab ay dagaal la’aan kula wareegeen tuulada Af-Cagaag oo qiyaastii 16km u jirta degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana la helayaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan arrintaasi.

- Advertisement -

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in degaanka ay ku sugan yihiin Al-shabaab, waxaana horay isaga baxay Cidamada Galmudug oo halkaas ku sugnaa.

Wli maamulka Gakmudug iyo laamaha amniga Gobolka Galgaduud wax war ah kama soo saarin arrintaasi ku aaddan in Al-shabaab ay la wareegeen tuulada Af-Cagaag oo qiyaastii 16km u jirta degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts