HomeWararMadaxweyne Qoorqoor oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo saraakiisha amniga ee Gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale. Waxaana inta uu ku sugan yahay madaxweynuhu uu kulamo gaar gaar ah la qaadan doonaa qaybaha kala duwan ee ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen Maamulka Degmada iyo saraakiisha amniga ee Gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaana inta uu ku sugan yahay madaxweynuhu uu kulamo gaar gaar ah la qaadan doonaa qaybaha kala duwan ee ku nool Gaalkacyo,waxaana socdaalka ku wehelioya mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkiisa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug ayaa Muqdisho kaga qeyb galay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaasi oo ka soo baxay natiijo wax ku ool ah, kadib markii laga soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Dalka.

Socdaalka Qoorqoor ee Gaalkacyo ayaa imaanaya iyadoo dhawaan Gobolkaasi ay ka dhaceen dagaallo u dhexeeya Al-shabaab iyo dadka deganka, waxaana ka dhashay khasaaro xooggan oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts