HomeWararMadaxweynaha Puntland oo gaaray Kismaayo iyo ujeedka Safarkiisa

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Kismaayo iyo ujeedka Safarkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah u ah Maamul Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani iyo wafdi uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah u ah Maamul Goboleedka Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan, kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani iyo wafdi uu hogaaminayay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa ayaa booqasho maalmo qaadan doonta ku joogi doona Jubaland iyagoo kulamo kala duwan la qaadan doona madaxda Dowlada Jubaland iyo Bulshada.

Masuuliyiinta ayaa inta booqashadan ay socoto kulamo ka yeelan doona xaalada dalka iyo iskaashiga labada dhinac.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts