HomeCaalamkaCiiddankii Jarmalka oo gebi ahaanba laga daad-gureeyey Afganistan

Ciiddankii Jarmalka oo gebi ahaanba laga daad-gureeyey Afganistan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Haweeeneyda Wasiirka Difaaca ka ah dalka Jarmalka, Annegret Kramp-Karrenbauer ayaa sheegtay in Ciiddankii ugu dambeeyey ee Jarmalka ka dhoofeen dalkaasi, kadib, markii ay ku-dhaawaad 20-sano ka hawl-galayeen. Qoraal ay Barteeda Twitterka xalay soo dhigtay waxay ku xusay inay Ciiddanka si nabad ah kaga soo dhoofeen dalkaasi. Dhinaca kale, Milliteriga Jarmalka oo loo yaqaano Bundeswehr waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeeneyda Wasiirka Difaaca ka ah dalka Jarmalka, Annegret Kramp-Karrenbauer ayaa sheegtay in Ciiddankii ugu dambeeyey ee Jarmalka ka dhoofeen dalkaasi, kadib, markii ay ku-dhaawaad 20-sano ka hawl-galayeen.

Qoraal ay Barteeda Twitterka xalay soo dhigtay waxay ku xusay inay Ciiddanka si nabad ah kaga soo dhoofeen dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Milliteriga Jarmalka oo loo yaqaano Bundeswehr waxay sheegeen in Ciiddankaasi iyo Taliyaha Guutadii u dambeysay, Jeneral Ansgar Meyer ka soo dhoofeen dalkaasi, iyagoo Transit ahaan sii maraya Caasimadda dalka Jooriya ee Tiblisi.

 

Diyaarad xamuul oo nooceedu yahay Airbus A400M ayaa la sheegay in Ciiddankaasi ka soo qaaday Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda dalka Afganistan ee Kabul, iyagoo ku waahan dalkooda hooyo.

- Advertisement -

Ilaa 1,100 Askar Jarmal ah ayaa ku sugnaa Afganistan, kuwaasi oo qeyb ka ahaa Ciiddamo Isku-dhaf ah oo ka socday dalalka Isbahaysiga NATO.

55 Askar Jarmal ayaana lagu dilay inta ay Hawlgallada u Joogeen dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts