HomeWararCiidanka Puntland oo toogasho ku dilay Rag u dhigay Qarax khasaaro geystay

Ciidanka Puntland oo toogasho ku dilay Rag u dhigay Qarax khasaaro geystay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Laba qarax oo is-xigay ayaa maanta lala beegsaday kolonyo gaadiid oo siday ciidamada PSF ee Puntland oo marayey meel ku dhow tuulada Xamure ee degmada Balidhidin ee gobolka Bari, waxaana qaraxyadaas ku dhaawacmay hal askeri. Sarkaal ka tirsan ciidamada PSF ayaa VOA u sheegay in qaraxa kadib ay toogasho ku dileen laba nin oo ku […]

- Advertisement -

Laba qarax oo is-xigay ayaa maanta lala beegsaday kolonyo gaadiid oo siday ciidamada PSF ee Puntland oo marayey meel ku dhow tuulada Xamure ee degmada Balidhidin ee gobolka Bari, waxaana qaraxyadaas ku dhaawacmay hal askeri.

Sarkaal ka tirsan ciidamada PSF ayaa VOA u sheegay in qaraxa kadib ay toogasho ku dileen laba nin oo ku tilmaamay inay ahaayeen kuwii dhigayey miinada, oo uu ka mid ahaa nin kaamiro watay oo dubayey sida qaraxyadu u dhaceen.

- Advertisement -

Sidoo kale Sarkaalla ayaa waxaa uu hadalkiisa intaas kusii daray in qaraxa lala eegtay kolonyada uu dhaawac kasoo saaray laba  Askari oo ka tirsan Puntland, uuna jirin khasaaro kale oo ka dhashay.

Maalintii Sabtida ee 26-kii June ayay aheyd markii qarax lala beegsaday ciidamo iyo mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo maalmahan booqasho ku joogay magaladda Balidhidin, qaraxaasoo sababay dhimashada laba askeri iyo dhaawacyo kale.

Latest stories