HomeCaalamkaNin ku hubeysan Toorreey oo dad ah dhaawacayo daran u gaystay 

Nin ku hubeysan Toorreey oo dad ah dhaawacayo daran u gaystay 

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Labo  qof ayaa lagu dhaawacay weerar Tooreey oo ka dhacay magaalladda Erfurt ee Gobalka Thuringia ee Bariga dalkaasi. Dadka la dhaawacay waxay da’dooda kala ahayd 45 jir iyo 68- jir ah, kuwaasi oo loo qaaday Isbitaalka si looga daaweeyo dhaawacyada soo gaaray, Warbaahinta MDR ayaa soo werisay inay Boliska ku raad- joogaan Qofkii weerarka geystay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo  qof ayaa lagu dhaawacay weerar Tooreey oo ka dhacay magaalladda Erfurt ee Gobalka Thuringia ee Bariga dalkaasi.

Dadka la dhaawacay waxay da’dooda kala ahayd 45 jir iyo 68- jir ah, kuwaasi oo loo qaaday Isbitaalka si looga daaweeyo dhaawacyada soo gaaray,
Warbaahinta MDR ayaa soo werisay inay Boliska ku raad- joogaan Qofkii weerarka geystay oo la sheegay inuu baxsaday.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay in Ninka weerarka geyjjstay oo da’da 20-aadka ku jira uu Timo jilicsan lahaa oo iyo isagoo wejiga ku lahaa Nabro ama Finan badan.

Waxay intaasi ku dareen inuu ku hadlayey Luqadda Jarmalka, da’diisana ay u dhexeysay 20 ilaa 30- jir.

Weerarka Tooreyda ee saakayto ka dhacday magaalladda Erfut waxay ku soo beegantay 3 maalmood kadib, markii uu Nin Somali oo 24- jir ah uu imcihii la soo dhaafay weerar Toorey ka geystay magaalladda Wuerzburg ee Koonfurta dalkaasi, isagoo dilay 3 qof, halka uu 6 kalena ku dhaawacay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts