HomeWararFiland oo Dowladda Soomaaliya ka caawinaysa dhanka Caafimaadka

Filand oo Dowladda Soomaaliya ka caawinaysa dhanka Caafimaadka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Eritrea, Amb. Erik Lundberg.   Kulankaasi oo ku dhacay jawi is-afgarad ,waxaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen xoojinta iskaashiga labada dalal,gaar ahaan sidii wasaaradda caafimaadka gacan looga […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Danjiraha dalka Filand u qaabilsan Soomaaliya, Kenya, Uganda iyo Eritrea, Amb. Erik Lundberg.

 

- Advertisement -

Kulankaasi oo ku dhacay jawi is-afgarad ,waxaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid ahaayeen xoojinta iskaashiga labada dalal,gaar ahaan sidii wasaaradda caafimaadka gacan looga siin lahaa dhanka caafimaadka.

Wasiirka Caafimaadka ayaa uga mahadcelisay danjiraha dadaalka ay Dowladda Finland ka waddo Soomaaliya iyo wada shaqeynta ay la leeyihiin Wasaaradda caafimaadka.

 

Latest stories