HomeCaalamkaXog Cusub oo laga helay dilkii Jamal Khashoggi

Xog Cusub oo laga helay dilkii Jamal Khashoggi

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wargeyska ka soo baxa dalka Mareykanka ee The New York Times, ayaa qoray warbixin sheeegeysa in afar ka mid ah kooxdii ka qeyb qaadatay dilkii loogu geystay Jamaal Khashoggi, in lagu soo tababaray dalka Mareykanka. Wariye Jamal Khashoggi oo ahaa nin caan ah oo ka soo horjeeday boqortooyada Sacuudiga ayaa bishii Oktoobar 2018, lagu dhex […]

- Advertisement -

Wargeyska ka soo baxa dalka Mareykanka ee The New York Times, ayaa qoray warbixin sheeegeysa in afar ka mid ah kooxdii ka qeyb qaadatay dilkii loogu geystay Jamaal Khashoggi, in lagu soo tababaray dalka Mareykanka.

Wariye Jamal Khashoggi oo ahaa nin caan ah oo ka soo horjeeday boqortooyada Sacuudiga ayaa bishii Oktoobar 2018, lagu dhex dilay qunsuliyaddii Sucuudiga ee Istanbul.

- Advertisement -

 

Waxaan tababarka afartan qof lagu siiyay gudaha Mareykanka, waxaa ansixiyay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaas, sida uu ku warramaya wargeyska oo soo xiganayo dokumentiyo iyo ilo wareedyo.

Waxaa tababarka bixisay koox lagu magacaabo Tier 1 Group oo fadhigeedu yahay gobolka Arkansas oo ay leedahay shirkad arrimaha amniga qaabilsan, oo lagu magacaabo Cerberus Capital Management.

Latest stories