HomeCaalamkaSacuudiga oo shaaciyay in Muslimiinta ku nool caalamka aysan sannadkan Xajin karin

Sacuudiga oo shaaciyay in Muslimiinta ku nool caalamka aysan sannadkan Xajin karin

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dowladda Sucuudiga ayaa markii labaad soo saartay go’aan ah in Muslimiinta ku nool daafaha caalamka aysan sannadkan xajin karin, taas oo ah tallaabo looga hortagayo faafitaanka cudurka Covid-19. Muslimiin badan oo ku nool caalamka ayaa sannadkan isku diyaarinayay soo gudashada acmaasha xajka, ka hor inta uusan saameyn go’aanka ka soo baxay dowladda Sucuudiga. Boqortooyada Sacuudiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Sucuudiga ayaa markii labaad soo saartay go’aan ah in Muslimiinta ku nool daafaha caalamka aysan sannadkan xajin karin, taas oo ah tallaabo looga hortagayo faafitaanka cudurka Covid-19.

Muslimiin badan oo ku nool caalamka ayaa sannadkan isku diyaarinayay soo gudashada acmaasha xajka, ka hor inta uusan saameyn go’aanka ka soo baxay dowladda Sucuudiga.

- Advertisement -

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka codsatay dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida in ay dulqaad muujiyaan islamarkana ay dib u dhigtaan qorshahooda Xajka iyo Cumrada ee sannadkan.

Balse in Muslimiinta ku nool dunida ay labo sano isku xigto xajin waayaan waxaa ka dhashay muran badan. Dadka qaar waxay soo daliishanayaan axaadiis sheegaya in nebiga (NNKH) uu dadka faray in ay xajiyaan ka hor inta aanan laga hor istaagin xajka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts