HomeWararCiidanka Haramcad oo gacanta ku dhigay xubno hubeysan iyo Gaari ay wateen

Ciidanka Haramcad oo gacanta ku dhigay xubno hubeysan iyo Gaari ay wateen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee Haramcad iyo Al-shabaab ayaa xalay waxaa uu ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana laga helayaa faah faahino. Dagaalkaan ayaa waxaa uu bilowday ka gadaal markii xubno ka mid ah Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Bar koontarool oo Ciidanka Haramcad ay ku leeyihiin deegaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ee Haramcad iyo Al-shabaab ayaa xalay waxaa uu ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxaana laga helayaa faah faahino.

Dagaalkaan ayaa waxaa uu bilowday ka gadaal markii xubno ka mid ah Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Bar koontarool oo Ciidanka Haramcad ay ku leeyihiin deegaanka Xaawo Cabdi gaar ahaan halka laga ilaaliyo wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Haramcad ayaa sheegay inay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhinaca Shabaabka, isla markaana uu dhacay dagaal kooban oo dhexmaray dhinacyada, wallow markii dambe xaaladda ay si caadi ah kusoo laabatay.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa tilmaamay inay gacanta ku dhigeen saddex kamid ah xubnihii weerarka ku qaaday Ciidanka Booliska ee ku sugnaa Barta koontarool ee ku leeyihiin deegaanka Xaawo Cabdi, iyagoona soo bandhigay gaari nooca Soomaalida u taqaano NOHA oo qabsadeen.

Si kastaba Al-shabaab ayaa horey weeraro isugu jiray kuwo toos ah iyo Qaraxyo khasaaro dhaliyey ku qaaday Injineero Turki ah iyo Ciidanka Booliska Haramcad oo ku sugnaa wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts