HomeWararSomalia oo ka mid ah dalalka Tacadiyada ugu xun loogu geysto Carruurta

Somalia oo ka mid ah dalalka Tacadiyada ugu xun loogu geysto Carruurta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

QM waxay soo saartay Warbixinta Sanadlaha ee Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan oo lagu muujiyey in ugu yaraan 19,379 carruur ah ay waxyeello ka soo gaartay Colaadihii dhacay sanadkii hore ee 2020-kii. Carruurtaasi waxay Dhibane u noqdeen Tacadiyada Qabuuraha, gaar ahaan Kufsiga iyo in loo qoro dagaalka.   Warbixinta waxaa lagu xusay in tirada ugu badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

QM waxay soo saartay Warbixinta Sanadlaha ee Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan oo lagu muujiyey in ugu yaraan 19,379 carruur ah ay waxyeello ka soo gaartay Colaadihii dhacay sanadkii hore ee 2020-kii.

Carruurtaasi waxay Dhibane u noqdeen Tacadiyada Qabuuraha, gaar ahaan Kufsiga iyo in loo qoro dagaalka.

- Advertisement -

 

Warbixinta waxaa lagu xusay in tirada ugu badan ee Tacadiyadaasi laga diiwaan geliyey dalalka Somalia, Syria, Yemen, Afganistan iyo Koongada Dimuqraadiga, iyadoo in ka badan 8,400 carruur ah lagu dilay ama lagu dhaawacay Colaadaha socda.

 

- Advertisement -

Ku-dawaad 7,000 oo kale ayaa loo qortay inay dagaalamaan, kuwaasi oo badankooda ka dagaalamay dalalka Somalia, Syria, Koongada Dimuqraadiga iyo Mayanmaar.

Dhinaca kale, Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan  Arrimaha Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, Virginia Gamba waxay sheegtay in Dagaallada dadka waa weyn ay mar kale la tageen Malaayiin Wiilal iyo Gabdho ah sanadkii la soo dhaafay ee 2020-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts