HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo War kasoo saaray dilkii Giddoomiye Faarax Diir

Madaxweynaha Hirshabeelle oo War kasoo saaray dilkii Giddoomiye Faarax Diir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ka hadlay dil xalay Magaalada Baladweyne loogu geystay Guddoomiyihii dhalinyarada Gobolka Hiiraan ee Maamulkaas. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa tacsi u diray Ehelada Marxuum Faarax Cabdi Cali Faarax Diir Gudoomiyahii Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan oo koox hubeysan ku dileen xaafad ka tirsan Magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa tilmaamay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ka hadlay dil xalay Magaalada Baladweyne loogu geystay Guddoomiyihii dhalinyarada Gobolka Hiiraan ee Maamulkaas.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa tacsi u diray Ehelada Marxuum Faarax Cabdi Cali Faarax Diir Gudoomiyahii Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan oo koox hubeysan ku dileen xaafad ka tirsan Magaalada Baladweyne.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuum faarax ahaa haldoorkii Dhalinyarada iyo isku haye bulsho, isla markaana waxaa uu faray hay’adda Amniga inay gacanta kusoo dhigaan cidii ka dambeysay dilka Faarax Diir.

Raggii ka dambeeyay dilka Guddoomiyihii dhalinyarada Gobolka Hiiraan ayaa falka kadib goobta si dhaqsi ah uga baxsaday, waxaana markii dambe halkaas tegay oo qaaday Meydka Ciidanka amniga iyo qaar kamid Eheladiisa.

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay halkaas ay socdaan howlgal lagu baadi goobayo raggii fuliyay dilkii Marxuun Faarax Cabdi Cali oo loo yaqaanay Faarax Diir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts