HomeWararAkhriso:-RW Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashada heer Federaal iyo M/Goboleed

Akhriso:-RW Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashada heer Federaal iyo M/Goboleed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa magacaabay Guddiyada doorashooyinka heer Federaal, heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka. Wareegto kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay Guddiyada Doorashooyinka, isla markaana lagu la shaaciyay magacyadooda, iyada oo wax ka bedel lagu sameeyay. Ra’isul Wasaare Rooble iyo Guddiga heer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa magacaabay Guddiyada doorashooyinka heer Federaal, heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay Guddiyada Doorashooyinka, isla markaana lagu la shaaciyay magacyadooda, iyada oo wax ka bedel lagu sameeyay.

- Advertisement -

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Guddiga heer Wasiir ee uu u xilsaaray xaqiijinta ergooyinka waxa ay sameeyeen dadaalo kala duwan, si loo dhageysto cabashooyinka laga soo gudbiyay Guddiyada doorashooyinka.

“Iyada oo la tixgalinayo Halbeegga la dajiyay Hishiiskii 17ka September ee sifooyinka looga baahan yahay qof ka mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka ,waxa marka ugu horreysay liiska laga saaray 34 xubnood oo ka mid ahaa 67da xubnood oo cabasho laga keenay . Waxa lagu celiyay dhinacyadii ay markii hore ka yimaadeen si loo soo badalo xubnahaas” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Xafiiska Rooble.

Sidoo kale Qoraalkaan lasoo saaray ayaa waxaa intaas lagu sii daray “Muddo kadib dhamaan Dowlad Goboleedyada iyo Somaliland waa ay soo gudbiyeen liisaskii wax ka badalka lagu soo sameeyay ,si kala hufid hor leh xubnihii la soo badalay waxa laga helay 6 xubnood oo aan buuxin shuruudaha looga baahan yahay xubnaha guddiga,tani ayaa waxa ay ka dhigeysaa liiska laga saaray guddiyada 40 xubnood”.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso dhammaan Magacyada xubnaha Guddiyada doorashooyinka oo dhammeystiran.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts