HomeWararQoorqoor iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay Doorashooyinka dalka

Qoorqoor iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay Doorashooyinka dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maanta Caasimadda Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wakiilada ka socday Beesha Caalamka oo kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada ayaa ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta Caasimadda Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi ka socda Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Wakiilada ka socday Beesha Caalamka oo kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada ayaa ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya ee heshiiska laga gaaray.

- Advertisement -

Kulanka waxaa looga arrinsaday inta uu socday xaaladda guud ee maamulka Galmudug, dardar-gelinta amniga iyo mashaariicda horumarineed ee laga fulinayo deegaanada Maamulkaas.

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa waxaa safarka uu tegay Magaalada Dhuusamareeb ku wehlinaayay Wakiilka Midawga Afrika Danjire Francisco Caetano Madeira iyo Wakiillo ka socday EU iyo IGAD.

James Swan iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka ayaa shalay socdaal ku tegay Magaalada Kismaayo, iyagoona halkaas kula kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe oo ay kala hadleen doorashooyinka dalka ka dhacaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts