HomeCaalamkaTobaneeyo qof oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qaraxyo xoogan

Tobaneeyo qof oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qaraxyo xoogan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

3 Qarax ayaa waxay ka dhaceen Magaalada Kaabul Caasimadda dalka Afganistan, iyadoo ay ugu yaraan 10-qof ku geeriyootay, halka ay Tobaneeyo kalena ku dhaawacmeen. Afhayeenka Wasaradda Arrimaha Dibedda ee Afganistan, Saciid Xamiid Rushaan ayaa sheegay inay 2 qarax ay ka dhaceen dhowr goobood oo ka tirsan Galbeedka Kaabul. Qaraxa 1-aad waxaa uu ka dhacay meel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

3 Qarax ayaa waxay ka dhaceen Magaalada Kaabul Caasimadda dalka Afganistan, iyadoo ay ugu yaraan 10-qof ku geeriyootay, halka ay Tobaneeyo kalena ku dhaawacmeen.

Afhayeenka Wasaradda Arrimaha Dibedda ee Afganistan, Saciid Xamiid Rushaan ayaa sheegay inay 2 qarax ay ka dhaceen dhowr goobood oo ka tirsan Galbeedka Kaabul.

- Advertisement -

Qaraxa 1-aad waxaa uu ka dhacay meel ku dhow Hoyga Hoggaamiye caan ah oo lagu magacaabo Maxamed Moxaqiq oo ka jeedo Qowmiyadda Hazaara.

Dhinaca kale, Afhayeenka Waaxda Korontada ee dalkaasi, Sangar Niyaazaay waxa uu isagana sheegay in Qaraxa 3-aad lala beegsaday Saldhig Koronto oo ku yaalla Waqooyiga Kaabul, halkaasi oo ay ku badan yihiin dadka laga tirade badan ee ka soo jeeda Qowmiyadda Hazaaraha ku nool dalka Afganistaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts