HomeCaalamkaShil diyaaradeed oo dhacay iyo khasaaro ka dhashay

Shil diyaaradeed oo dhacay iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Telefishinka Rasmiga ee Dowladda Iran ayaa sheegay inay 2 Duuliye ku geeriyoodeen Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa F 5, taasi oo Maanta ku burburtay magaalladda DASFOOL oo 444 KM  dhanka Koonfureed kaga toosan caasimada dalkaasi ee Tehraan. Diyaaradda ayaa waxaa la sheegay inay u burburtay cillad Farsamo oo soo wajahday, xilli ay Duullimaad ku jirtay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Rasmiga ee Dowladda Iran ayaa sheegay inay 2 Duuliye ku geeriyoodeen Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa F 5, taasi oo Maanta ku burburtay magaalladda DASFOOL oo 444 KM  dhanka Koonfureed kaga toosan caasimada dalkaasi ee Tehraan.

Diyaaradda ayaa waxaa la sheegay inay u burburtay cillad Farsamo oo soo wajahday, xilli ay Duullimaad ku jirtay.

- Advertisement -

Magacyada Duuliyayaasha geeriyooday ayaa waxaa lagu kala magacaabi jirey Kaynoosh Basaati iyo Xuseen NaamiI, kuwaasi oo aan la sheegin Darajadooda ciiddan.

Dhinaca kale, Diyaaradaha Dagaalka ee dalka Iran waxay u badan yihiin kuwo Maraykanka laga soo iibiyey ka hor curashadii Kacaanka Islaamiga ee Iran ee sanadkii 1979-kii.

Ciiddanka Cirka Iran waxay kaloo ku hawlgalaan Diyaaraha Dagaalka ee Mig 19, Mig 21  iyo Sakhoi oo lagu farsameeyo dalka Raashiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts